Sirdoonka Itoobiya oo digniin ka bixiyey Wararka la xiriira xaalada RW Abiy Ahmed

Itoobiya ayaa dadka isticmaala baraha bulshada uga digtay wararka la faafinayo ee la xiriira xaaladda caafimaad ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas, Abiy Axmed, kaasoo aan muddo labo isbuuc ah lagu arkin goob fagaare ah Hayadda sirdoonka qaranka iyo nabad-sugidda ee Itoobiya ee NISS, ayaa wacad ku martay inay la xisaabtami doonto qof walba oo baraha bulshada … Continue reading Sirdoonka Itoobiya oo digniin ka bixiyey Wararka la xiriira xaalada RW Abiy Ahmed